Xisbiga UCID Oo Soo Dhaweeyey Go,aan Ka Soo Baxay Kominshanka Doorashooyinka Somaliland +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu soo dhaweyey go,aankii
ay dhawaan soo saareen kominshan doorashooyinka Somaliland ee ay ku ganaaxeen labada xisbi ee Waddani iyo Kulmiye

Halkan Ka Daawo