XISBIGA WADANI OO FASHILIYAY SABABTA AY XUKUUMADA SIILANYO XILKA UGA QAADAY GUDOOMIYIHII DHOQOSHAY

Axad.23.07.17Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay xil ka qaadista lagu sameeyay
Guddoomiyihii Degmada Dhoqshay Maxamuud Xasan Saleebaan (Doob) oo xilka looga qaaday kadib markii uu Cagaf-cagaf ay degmadaasi u baahnayd ka gudoomay Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI.

https://youtube.com/watch?v=a-fFNSiLv4E

Kaaliyaha War-baahinta WADDANI Muniir Axmed Cigaal oo u hadlay Xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay falkaas Xukuumaddu ku kacday ee xilkii lagaga qaaday Guddoomiyihii Degmada Dhoqoshay. Hoos ka daawo hadalkii oo dhamaystiran.