Daawo Muqaal:Xisbiga Waddani Oo Eedihii Abid Ugu Cuslaa Ku Hurgufay Kornel Muuse Biixi.30.07.17

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa waxaa
uu eedihii abid ugu cuslaa uu ku hurgufay gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Korneyl Muuse Biixi

Xildhibaan Buubaa ayaa eedeymo shalay ka soo yeedhay Muuse Biixi ku sifeeyey eedeymo aaney waxba ka jarin iyo hadalo la macno ah hal bacaad lagu lisay

https://youtube.com/watch?v=EBbnOl75eZE

Sidoo kale Afhayeen Buubaa ayaa gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ugu baaqay in uu bulshada u cadeeyo halka uu ka keenay hanti faro badan oo uu magaalada Hargeysa uu kaga dhistey guryo faro badan.

Salaanmedia/Hargaysa