Xukuumada Somaliand Oo Xabsiga Dhigtay Masuulyiin Ka Tirsan Xisbiga UCID Iyo Sababta + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay xabsiga dhigtay masuulyiin ka tirsan
xisbiga UCID oo ay ka mid yahiin gudoomiyihii xisbigaasi ee gobalka Gabilay Iyo xoghayihii xisbigaasi ee gobalka Gabilay
Xukuumada ayaa masuulyiintaasi ku eedeysay in ay ka danbeeyeen Mudaharaad kooban oo xalay ka dhacay magaalada Gabilay kaas oo lagaga soo hor jeeday Musharax Muuse Biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=PPBtXPxuDMc