Xukuumada Somaliland Oo Ku Dhawaaqdey In Ay Dhameystirtay Qarashaadkii Doorashooyinka + [Muuqaal]26.07.17

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa
waxaa ay maanta shaacisay in xukuumadu ay dhameystirtay guud ahaan qarashaadkii lagu qaban lahaa doorashooyinka ee ay hore u balan qaadey
Wasiirka ayaa waxaa ay saaka guddida doorashooyinka ku wareejisay 2 Million oo doller oo ka hadhsanaa lacagtii ay xukuumadu ku balan qaadey

Halkan Ka Daawo