Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Maxakamadda sare ee Somaliland ayaa go’aan ka soo saartay dacwad ay dhawaan u gudbiyeen xildhibbaano ka tirsan gollaha wakiillada oo la xidhiidhay khilaafka cakiran ee ka dhex qarxay mudaneyaasha gollahaasi.
Halkan hoose ka akhri go’aanka Maxkamadda sare