Xisbiga Kulmiye Oo Ka Jawaabey Eedeymo Xisbiga Waddani U Jeediyey Maxkamada Sare + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Md
Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu ka jawaabey eedeymo dhawaan masuulyiin ka tirsan xisbiga Waddani ay u jeediyeen Maxkamada Sare
Eedeymahaasi ayaa ka danbeeyey ka dib markii ay maxkamadu qarar ka soo saartey khilaafka ka taagan kursiga gudoomiyaha golaha wakiilada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan