Afhayeenkii Hore Ee Xisbiga UCID Oo Sheegay In Wada Hadal U Socdo Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE Kana Hadlay Sababaha Uu Uga Baxay Xisbiga UCIDĀ 

Hargeysa(Salaanmedia.com) September.10,2017-Afhayeenkii hore ee xisbiga UCID Maxamed Xasan Khayre (Shabaash)
ayaa sheegay in wada hadal u socdo xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE isaga iyo siyaasiyiin kale oo ka baxay
UCID,Waxaana uu ka hadlay sababaha uu uga baxay xisbiga UCID.Ā 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka