Boobka Dalka Ka Jira Muuse Biixi Qeyb Ayuu Ka Yahay , Markaas Buu Waliba Ina Leeyahay I Doorta ..” Xussen Axmed Ceydiid +[ Muuqaal ]

Hargaysa ( Salaanmedia.com)- Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga mucaaridka ah ee
Waddani ayaa waxaa uu sheegay in boobka iyo dhaca dalka ka jira uu Muuse Biixi qeyb ka yahay isla markaana ay
nasiib daro tahay in maanta uu hadana shacabka Somaliland weydiisto in ay doortaan

Halkan Ka Daawo

https://youtube.com/watch?v=Xadh8A4ITg8&ebc=ANyPxKp1O21p0DC24MsTKEXmQim5zg21brhnRzoYUDNsG6q7_veQNj2IC-w0rcqidnB6KVLY4SwzeRrHJNbOVAM6OIioUo8Tdw