Ciidamada Booliska Somaliland Oo Kaantaroolada Ka Celinaya Dhalinyarada Hargeysa Ka Baxeysa Iyo Sababta + [Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxaa ay kaantaroolada magaalada Hargeysa ay ka
celinayaan dhalinyarada Baaburta kireysata ee maalmaha ciida ka baxa magaalada ee aanu waalidkood la saconin
Dhawaan ayey aheyd markii ay amiir arintaasi ku saabsan ay soo saareen gudoomiyaha gobalka Maroodi-Jeex iyo Maayar ku xigeenka caasimada Hargeysa .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan