DAAWO: “Aniga Iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Wax Cadaawad Ah Oo…..” Badhasaabkii Uu Shaqada Ka Joojiyay SAYLICI Oo Ka Hadlay Xilka Cusub Ee Uu U Magacaabay Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddoomiyhii hore ee gobolka Awdal Mustafe Shiine oo uu shaqada ka joojiyay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil Saylici ayaa ka hadlay xilka cusub ee shalay u magacaabay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaany0),

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa