DAAWO: Beesha Degaanada Nasiye, Naqdhabiijo Iyo Burco Degta Oo Ku Biiryay Xisbiga WADDANI

Burco (Salaanmedia.com)_ Beesha Degaanada Degmada Burco, Nasiye Iyo Naqdhabiijo ayaa xaflad ballaadhan oo ay ku qabsadeen magaalada Burco Huteelka City Plaza waxay kaga dhawaaqeen inay ku bireen Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI.

Hoos ka DAAWO