DAAWO: Maareeye Ku-xigeenka Dekedda Berbera Oo Xaqiijiyay In Uu Dib U Dhac Ku Yimid Qalabkii Shirkadda DP World Ballan-qaaday Inay Ku Casriyaynayso Dekedda

Berbera (Salaanmedia.com)- Maareeye ku-xigeenka dekedda berbera ayaa xaqiijiyay in uu dib u
dhac ku yimid qalabkii Shirkadda DP World ballan-qaaday inay ku casriyaynayso
dekedda Berbera, 

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa