DAAWO: Muniir Axmed Cigaal Iyo Wafti Xisbiga WADDANI Ah Oo Siweyn Loogu Soo Dhaweyay Magaalada Gaatama Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Ka Jeediyay

Burco (Salaanmedia.com)_ Kaaliyaha warbaahinta Murashaxa Xisbiga WADDANI Muniir Axmed Cigaal iyo wafti uu hoggaaminaayo hoggaamiyaha Xisbigu Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay magaalooyinka Beer, Unuunlay, Dhakool iyo Gaatama oo maqsadka safarkoodu aha. Hoos ka DAAWO khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu Muniir Axmed Cigaal u jeediyay shacbiga ku dhaqan magaalada Gaatama.

Hoos ka DAAWO .