DAAWO: Murashaxa Madaxweyne Ku-xigeenka Cusub Ee Xisbiga UCID Oo Ka Dareen Celiyey Xilka Loo Doortay..23.09.17

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ )-Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Xisbiga UCID Md.Ebyan, ayaa ka dareen celiyey xilka loo doortay, waxaana uu sheegay in Xilkaas uu qabtay uu ka turjumaayo wax wada-lahaanshiyaha umadda Somaliland.

https://youtube.com/watch?v=3Xy9C6fMK-s

Salaanmedia/Hargaysa