DAAWO: Murashaxa Madaxweyne Ku-Xigeenka WADDANI Oo Khudbad Qiimo Badan U Jeediyey Taageerayal Ku Soo Biiray Xisbiga WADDANI

Boorame (Salaanmedia.com)_ Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka WADDANI Ambassador Maxamed Xaaji Cali Cabdi, ayaa khudbad cajiiba ujeediyey taageerayaal ka soo diga-rogtay Xisbiga KULMIYE kuna soo biiray Xisbiga WADDANI,

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka

https://youtube.com/watch?v=JPv72nmSuBQ