DAAWO: Musharraxiinta Muuse Biixi Iyo Saylici Oo Maanta FADEEXAD Weyn Iyo Arrin Aaney Filayn Kala Kulmay Shacbiga Reer Boorama.

Boirame (Salaanmedia.com)_ Musharraxiinta Xisbiga KULMIYE ee u tartamaya jaggooyinka Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xiggeenka Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cabdilahi Ismaacil Saylici, ayaa Maanta fadeexad weyn kala kulmay Magaaladda Boorama oo ay Safar ku tageen, waxaana dadweynihii soo dhawaynayay waftigu ku dhawaaqayeen erayo ay ka mid yihiin guusha yaa leh WADDANI-baa leh guusha yaa leh WADDANI-baa leh.

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Salaanmedia/Boorama