DAAWO: “Muuse Biixi Waxa Uu Wasiir Kaliya Ee Diiday Gobolnimada Saaxil Markii Uu Cigaal Soo Dhigay, Muuse Waxa Uu Ahaa Ninkii Yidhi 3 Kursi Wax Ka Badan Berberi Ma Yeelan Karto….” Siyaasi Saleebaan Ibraahim

Hargeysa (Salaanmedia.com)- Siyaasi  Saleebaan Ibraahim oo ka mid ah Madaxda xisbiga
mucaaridka ah ee WADDANI ayaa fashiliyay siro badan oo ay wadaagaan gobolka
Saaxil iyo Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi
Cabdi, 

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa