DAAWO: Saddex Qof Oo Lagu Dilay Gobolka Sool+Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Ku Sugan Laascaanood Iyo Maamulka Gobolka Oo Si Adag Uga Hadlay.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Dabley hubaysan ayaa deegaanka Gumbur Cagaare oo ka tirsan gobolka Sool waxay ku dileen saddex qof oo shacab ah,waxaana dhacdadaasi dilka ah si adag uga hadlay wasiiro ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo iyo maamulka gobolka Sool.

Halkan Ka Daawo