DAAWO: Saxafigii Yoonis Cali Nuur Oo Maradu Ka Dhacday Si Qabyaaladaysana Ugu Muusanaabay In Muuse Biixi La Tageero

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Wariyihii ruug cadaaga aha ee Yoonis Cali Nuur oo muddo dheer
ka hawl galijiray laanta Somaaliga ee Ilaacadda BBC-dal, ayaa si qabyaaladaysan
ugu muusanaabay in la tageero Murashaxa Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi.
Yoonis Cali Nuur oo martiqaad qado ah ugu sameeyay Muuse Biixi iyo waftigiisa
beer uu ku leeyahay magaalada Arabsiiyo 

Hoos ka DAAWO.