Daawo]:- Shacabka Reer Salaxlay Oo Maanta Soo Dhaweyn Dhoolatus Ah Ku Qaabilay Waftigii Musharax Cabdiraxmaan Ciro

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Wafti Balaadhan oo uu hogaaminaayo musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani
ayaa waxaa ay maanta safar ugu baxeen magaalada Salaxlay halkaas oo xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey 7 xildhibaan oo ku soo biiray xisbiga Waddani Reer Salaxlay ayaa markii Waftigii Musharax Ciro hogaaminaayey Gaadhey magaalada Salaxlay waxaa ay ku qaabileen soo dhaweyntii ugu balaadhneyd isla markaana Dhoolatus u muuqatay 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=8pmCH6xqk7I&ebc=ANyPxKq_3cEDlSaWYSS9EflgFf7Oy816P4AkRYeimnpzRrltvcAO18oSOnPefy4p8-UuOZeRQIVJ9Lja4I3F60RC__KmjwxYlQ