DAAWO: Shaqaalaha Dekedda Berbera Oo Ku Dhawaaqay Shaqo Joojin, Farriina U Diray Xukuumadda KULMIYE Iyo Shirkadda DP World.

Hargeysa(Salaanmedia.com)- Ganacsatada wax kala soo dega dekedda Berbera ayaa ku
dhawaaqay shaqo joojin iyo in aanay cashuurayn alaabtooda taalla Dekedda
Berbera, waxaanay farriin u direen xukuumadda KULMIYE iyo shirkadda DP
World

Halkan Hoose Ka Daawo