DAAWO: Wacdarihii Shalay Ka Dhacay Degmada Qoryaale Iyo Cabdiraxmaan Cirro Oo Dhoola Cadeeyay Markii Ay U Hagar Baxeen Bulshada Degaankaasi

 Burco (Salaanmedia.com)-Shacbiga degaanka Degmada Qoryaale ee Gobolka Togdheer ayaa soo
dhawayn aan nooceeda hore loo arag waxay ku qabileen waftiga uu hoggaaminaayo
Guddoomiyaha WADDANI . 

Warbixin koobsanaysa Muqaalkaas hoos ka DAAWO

https://youtube.com/watch?v=xN-qX7OgtS0