DAAWO: Wasiir Ganacsiga Somaliland Oo Sidda Fiinta Uga Qayliyay Boobka Lagu Hayo Dhulka Dekedda Berbera, Farriin Culus U Diray Ganacsada Dalka 

Berbera (Salaanmedia.com) -Wasiirka wasaaradda ganacsiga Somaliland Cumar Shucayb
Maxamed ayaa sidda fiinta uga qayliyay boob lagu hayo dhul raasiga ah ee dekedda
Berber, waxaanu  farriin u diray ganacsada dalka, 

Halkan hoose ka DAAWO
muuqaalka warkaa