DAAWO: Xildhibbaanada Gollaha Deegaanka Degmada Burco Oo Eedaymihii Ugu Cuslaa U Jeediyay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Guryaynta.

Burco (Salaanmedia.com)- Toddobo xildhibbaan oo ka tirsan degmada Burco ayaa wasiirka
wasaaradda hawlaha guud iyo guryaynta Cali Xasan Maxamed ku eedeeyay in uu
jabiyay digreeto uu soo saaray Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed
Maxamuud (Siilaanyo) iyo in ganacso gaar ka iibiyay dhul loogu tallogalay in laga
dhiso moolal, 

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa