DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Soo Bandhigay Fadeexadaha Ololaha Murashaxa KULMIYE Dul Hoganaaya Iyo Hantidii Qaranka Oo Si Aan Xishood Lahayn Loo Adeegsaday

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada isla markaana ah afhayeenka xisbiga WADDANI ayaa waxaa uu eedihii ugu kululaa uu u jeediyey xisbiga KULMIYE
Xildhibaan Buubaa ayaa sheegay in xisbiga Kulmiye olole aan wakhtigiisii la gaadhin uu ka bilaabay gobalka Awdal isla markaana waxaa uu ku hanjabey haddii deg deg kominshanka doorashooyinku wax uga qaban waayaan in ay iyaguna bilaabi doonan,

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa