DAAWO: “Xisbiga WADDANI Waxa Uu Bedeli Doonaa Siyaasaddii Hore Ee Ictiraaf-raadinta Ee Madha-layska Noqotay” Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa

Boorame (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) ayaa sheegay in xisbiga WADDANI uu bedeli doono qorshaha siyaasadda ictiraaf-raadinta Somaliland oo uu sheegay inay noqotay madha-lays

https://youtube.com/watch?v=2Xv7KfOcQl4