DAAWO”Qaarba Siyaasadda Ka Furtay Buul Hunguri Oo Dilaalin Noqday Waar Kuwa Iska Ilaaliya”Hoggaamiyaha WADDANI

Burco (Salaanmedia.com)_ Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa sheegay inay xubno kamid ah bulshadu buul hunguri ka samaystaan Siyaasadda isagoo ugu baaqay shacbiga inay kuwa iska jiraan.

Hoos ka DAAWO.

https://youtube.com/watch?v=KJuysDs5pwA