Deg Deg : Mudaharaad Lagaga. Soo Hor Jeedo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Saaka. Ka Dhacay. Degmada Sheekh Ee Maamulka G/Saaxil 

Deg Deg : Mudaharaad Lagaga. Soo Hor Jeedo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Saaka. Ka Dhacay. Degmada Sheekh Ee Maamulka G/Saaxil 

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Eedihii Ugu Culus Ku Hurgufay Xisbiga Kulmiye Iyo Badhasaab Ramaax + [Muuqaal ]

Burco (Salaanmedia.com) Mudaharaad xoogan ayaa maanta galinkii hore abaaro 11:00 Subaxnimo ka dhacay  Degmada Sheekh  Mudaharaadkan ayaa ku salaysnaa. mid lagaga soo horjeedo. Xildhibaano  ka tirsan golaha wakiilada soomali land. oo kala Ah  xildhibaan Siciid  Cilmi Rooble  iyo Xildhibaan Aadan X. Diiriye (Sanqoole)   oo saaka. tagaey Magaaladaasi sheekh.  isla markaana  Socdaalkoodu. kunsalaysnaa.  sida. ilo. wareedyo. lagu kalsoon yahay ay noo sheegeen.  Dhul. dan guud ah. oo ay doonayeen. labadaasi xildhibaan in ay. kala iibsadaan. isla markaana. ay. ogaadeen. dadweynihii.  degmadaasi. sheekh.   oo marka. horeba. ka cadhaysnaa.   xildhibaan. Siciid. Cilmi Rooble. oo. Dhawaan. ka. Baxay. Xisbiga. Mucaradaka ah Ee WADANI. oo. Shacabaka. Degmada Sheekh. taagerro. buuxda u hayaan. xisbigaasi  WADANI. ..ayaa. mudaharaad.  kala hor tagay. Xildhibaan. Siciid. Cilmi. Rooble. Mudaharaadkan. Ayaa   ahaa mid aan. wax khasaare. ah. keenin.   oo. ahaa mid. qaylo. iyo buuq iyo. sawaxan. dhagaxan. lagu. shiido. xildhibaan. Siciid Cilmi Rooble.  dadweynahaa ku. mudaharaadyay.  Xidhibaan. Siciid. Cilmi Rooble. Ayaa. Ku Dhawaaqayay.   Kuma. Rabno Nama. Ma tashid. Xildhibaan. Baaqaday. Xidhibaan Fashilmay. Dhulka    Danta Guud. Kuuma. Cuntabayso.  Eryo. Noocaas. Ah.   
Guntii Iyo Gabagabadii Xildhibaan. Siciid Cilmi Rooble. Ayaa. Mucaaradnimo. Hor Leh. Kala. Kulmay. iyo Waji Gabax. Degaankaasi. Sheekh. Oo Uu Subaxii Saaka Ahaa. Soo Caga dhigtay.  

 Warka Oo Vedio. Ahna.   Gor. Dhow. Ka. Filo. Shabakada. Salaanmedia.com