Daawo [Deg Deg] :- Xildhibaano Ka Ka Tirsan Golaha Deeganka Magaalada Gabilay Oo Hada Is Casilay Kulmiye + [Magacyadooda Iyo Tiradooda ]

Gabiilay (Salaankedia.com)_ Saddex xildhibaan oo ka tirsan golaha deeganka magaalada Gabilay ayaa waxaa
ay sheegen in ay iska casileen xisbiga Kulmiye

IMG_52C6DA-E2E70E-BB1ABA-5AB56B-720C03-8247B0

Xildhibaanadan ayaa waxaa ayaa waxaaa lagu kala magacaaba
Xildhibaan Mustafe Sayyid Abakor
Xildhibaan Nimco Axmed Cabdi Xassan
Xildhibaan Cabdicasiis
Dhamaan Xildhbaanadan waxaa ay sheegen in dalku is bedel iyo hogaaminta Ciro u baahan yahay isla markaana xisbiga Kulmiye dalkan aanu hogaamin Karin munaasibna aheyn in mar labaad dalka hogaamintiisa loo doorto