“Dekada Berbera Dan Somaliland Leedahay Looma Wareejn Ee ….” Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde +[ Muuqaal ]

Hargaysa ( Salaanmedia.com)- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil Jirde gudoomiyaha ku meel gaadhka
ah ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu sheegay in dekada Berbera aan loo wareejin dan Somaliland leedahay ee loo wareejiyey dan shakhsi .
Cabdiqaadir Jirde oo ka hadlaayey kulan uu xalay la yeeshay dhalinyarada iyo aqoonyahanka Degmada Axmed dhagax ayaa sidoo kale sheegay in aqoonsigii Somaliland la iska ilaaway 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=mQr7yZAUAcA