Dooran Meyno Askarigii Ducada Diiday..” Abwaan Qiiq Oo Gabay Ku Karbaashey Muuse Biixi + [Muuqaal ]

Boorame (Salaanmedia.com)-Abwaan Qiiq oo ka mid ah abwaanada ugu caansan gobalka Awdal ayaa waxaa uu
habeenkii xalay aheyd uu gabay ku karbaashey musharaxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye isla markaana waxa uu isbarbar dhig ku sameeyey saddex Musharax Abwaan Qiiq ayaa waxaa uu gabeygiisan ku sheegay in saddex Musharax uu ugu mudan yahay Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Ciro 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=7tud-y19cTE&ebc=ANyPxKqJ6rvIYpUwzBJeNEIXNm4sQq0Xx1sXuGCwJfE1GJA4We1XWX0l9-c30vWWrz3912-S_SYQfOb9uOwFeoj8qr3mqqH-VQ