Gobaladii Bariga Ee Aan Soo Maray Waxay Igu Yidhaahdeen Cod Ku Siin Mayno …” Musharax Muuse Biixi +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi oo maanta la hadlaayey shacbiga magaalada Gabilay ayaa waxaaa uu ka war bixiyey safarkiisii uu ku maraayey gobalada Bariga
Muuse ayaa sheegay in gobalada Bariga ee uu kormeerka ku soo maray dhamaantood dadka ku nooli ay u sheegen in aanay cod u haynin hadii uuMuuse yahay balse ay dooran doonan gobalka Gabilay oo abaartii oo ay ku baxsadeen wakhtigii abaartu ka jirtay Somaliland 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=BsXp5hdXS24