Halkee Ayuu Ku Danbeeyey Dhismihii Laga Dhisayay Guryihii Laga Saaray Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer?? Hadalkii Wasiir Cali Mareexaan Oo Beenoobay

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Guryihii ay xukuumaddu ka saartay ciidamada Booliska gobolka
Togdheer isla markaana ay sheegtay in laga dhisayo dhismo casri ah ayaa la
garanayn halka uu ku danbeeyey,iyada oo godadkii laga dhisayay shubabkana dib
loo awday. Shacabka magaalada Burco ayaa arrinkan si adag uga hadlay, 

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warka

https://youtube.com/watch?v=DlCq15Yz0pE&ebc=ANyPxKpwkM1NK9Dq98SwcdXB0ijQVSWoG_FHG0eqJraKXuAjXVQZtQEskrbDD-FcLVDapoPwayjpBvuwCJQPyiRwlkHa6TxbqA