Haween waynaha Xaafada Ahmed dhagax Iyo 31May Oo Kulan Balaadhan Ku Qabsaday iyo Masuuliyinta Waddani oo madasha isugu imi

received_1917370648586812Caawa iyo kulan ay soo qaban qaabiyeen Haween waynaha Xaafada Ahmed dhagax Iyo 31May waxaa uu ahaa kulan qiimo iyo qaayo badan Waxaana Ka Soo qayb galay
received_1917370808586796

Madaxda ugu saraysa ee Ku abtirsata labada xaafadood Iyo Xisbiga Waddaniba oo ay ugu Horeeyaan Gudoomiyaha Maroodi Jeex Ee Xisbiga Waddai mudane Xuseen Aadan Cadde iyo siyaasiyiinta Ugu miisanka culus ee ay midyihiin Siyaasi Xuseen Ahmed Caydiid Siyaasi ahna

received_1917370695253474
hogaanka sare ee Xisbiga Mudane Cabdi Haybe Xooghayaha Warfaafinta Mudane Cabdi Salaan Ilka case iyo mujaahidiin aqoonyahano Iyo dhalinyaro Haweenkii ugu Miisanka cusla labada xaafadood waa Ahmed Dhagax Iyo 31May____
received_1917370628586814
Haween waynaha Demagada Ahmed dhagax Iyo 31May waxay muujiyeen Cududoodii Taageero Ee ay la garab taaganyihiin Xisbiga Waddani Iyo Musharaxa madaxwayne Xaaji Abdirahmaan Mohamed Abdiaahi Cirro Iyo Ku xigeenkiisa Pro Mohamed Ali Aw cabdi__

Kulankaas oo ahaa kii ugu miisanka cuslaa ee ay haween waynaha labada xaafadood ay iskugu yimaadaa ay fariin u direen inuu codkoodu meel yahay ayna garab iyo gaashanba ay U yihiin Xisbiga Waddani____

Ugu danbayntii waxaa Madasha Xaflada ka hadlay dhamaan masuuliyiinta ugu Saraysay Xisbiga Waddani oo dhamaan haween waynaha soo qaban qaabiyay U mahad naqay sida sharafta iyo Milgaha leh Ee ay isku abaabuleen uuna soo qaban qaabiyeen Ee ay Xisbigoodana ay taagerada iyo Cududa ugu muujiyeen____
Kulankaas oo kusoo dhamaaday jawi degan wixii intaa dheer waxaynu kala socon doonna mediaha Qaybaheeda Kala duwan insha allahu___
received_1917370648586812
Horaa loo soconayaa mar walba guusha iyo daawaha waxaa horseed ama horgole U ahaa Degmada Ahmed dhagax maanta guushii waa kuwa cadeeyay halka ay ku hoortay Horaa loo soconayaa Waqalka Da,aaya waa Waddani___
received_1917370765253467
Wariye: Adnan Abdi Sahardid
Qoraa: Mubaarik Kanadi✍✍✍✍