Lix Xildhibaan Oo Iska Casilay Xisbiga Kulmiye Kuna Biiray Xisbiga Waddani +[ Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Waxaa habeenkii xalay ahaa si rasmi ah ugu biiray xisbiga mucaaridka ah ee Waddani
lix xildhibaan oo ka tirsan 13 xildhibaaan ee golaha deeganka degmada Baki oo ka soo baxay xisbiga Kulmiye

Xildhibaanadan ayaa sheegay in sababta ay xisbiga Waddani ugu soo biireen ay tahay iyaga oo arkay in bad baadada qaranka Somaliland ku jirto xisbiga Waddani

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=5Mc-9JozLPM