Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Dekeda Magaalada Berbera Oo Ka Hadlay Warar Laga Baahiyay Dekeda Berbera,Amaro Ay Soo Saartay Shirkada DP World Iyo Hadal Kasoo Yeedhay Ganacsatada Dekeda Ku Xidhan 

Hargeysa(Salaanmedia.com) September.10,2017-Maamulka gobolka Saaxil iyo ka dekeda magaalada Berbera ayaa ka
hadlay warar laga baahiyay dekeda magaalada Berbera,amaro ay soo saartay shirkada Dp World iyo hadal
kasoo yeedhay ganacsatada iyo mukhalasiinta dekeda magaalada Berbera.

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka