Maayarka Burco Oo Ka Dareen Celiyey Soo Dhaweyntii Balaadhneyd Ee Burco Loogu Soo Sameeyey Waftigii Waddani , Fagaare-na La Soo Istaagey Faan +[ Muuqaal]

Burco (Salaanmedia.com)_ Maayarka Magaalada Burco Maxamed Muraad ayaa waxaa uu ka dareen celiyey
soo dhaweyntii mawjaha aheyd ee xisbiga Waddani loogu soo dhaweeyey magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer

Maayar Muraad ayaa si dadban u dul istagey awooda xisbiga Waddani ku leeyahay Burco isla markaana Fagaare la soo istaagey faan uu naftiisa faaninaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan