Madaxweynaha Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Xasuuqa Lagu Hayo Muslimiinta Rohingya Ee Dalka Myanmar.09.09.17

Hargaysa  (Salaanmedia.com)-Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka hadashay
xasuuqa lagu hayo muslimiinta Rohingya ee dalka Myanmar. Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Siilaanyo wuxuu ugu
baaqay dawladda Myanmar in ay joojiso colaadda ka dhanka bulshada muslimiinta
ah ee Rohingaha. Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu bulshada caalamka gaar ahaan qaramada
midoobay ugu baaqay in ay tallaabo ka qaadaan joojinta ololaha xasuuq ee ka
dhanka ah dadka Rohingaha ee Myanmar.

tmp_13354-A-A-A-SIILAANYO-150x1502005908447

Halkan hoose ka akhri warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska afhayeenka
Madaxtooyadda: Date: 09.09.2017
Press Release: ROHINGYA COMMUNITY CRISES
The President of Republic of Somaliland;
H.E. Ahmed Mohamed (Silanyo) In The Name of ALLAH, the Most Merciful Most Magnificent; We are utterly disturbed by the reports and scenes of inhuman treatment of the
Rohingya community by the Myanmar security forces. We urge Myanmar
government to stop the horrendous violence and the ethnic, and religious cleansing
against the Rohingya civilians, and to allow humanitarian assistance to reach those
who need it so desperately.
We urge the international community, particularly the UN, to act to stop the genocidal campaign waged against the Rohingya people in Myanmar. H.E. Ahmed Mohamed Silanyo,

The President of the Republic of Somaliland Released by: the Presidential Press, Communications and Spokesman’s Office,

21558658_1536389236449466_344048462755097757_n