Masuulyiinta Xisbiga Waddani Ee Xafada Axmed Dhagax Oo La Kulmay Aqoonyahanka Beesha , Una Soo Bandhay Dhibaatooyinka Ay Ka Dhaxleen Kulmiye +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salannmedia.com)- Masuulyiinta xisbiga Kulmiye ee dhalasho ahaan ka soo jeeda Degmada
Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay habeenkii xalay aheyd la kulmeen aqoon yahanka iyo dhalinyarada xafadaasi
Masuulyiintani ayaa waxaa ay u soo bandhigeen aqoon yahankan iyo dhalinyarada dhibaatooyinka ay xafadu ka dhaxashey xisbiga Kulmiye iyo sida ay deeganada beeshasi degto uga aradantahay wax qabadka xukuumada Kulmiye 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=TrI8fWM26Bs&ebc=ANyPxKrmo-xiORM4f9Yu1xpmIa-0tLamfNTgxrWE61Dn2JhyLf9zpHXi5GQ5O3QXLXKeFn9Bc5A3VgTHEnSRWE8qPghtM1up7Q