Maxkamadda Gobolka Togdheer Oo Xukuno Kala DUwan Ku Riday Ragg Ka Ganacsanayay Maandooriyaha Khamriga

Burco (Salaanmedia.com)- Maxkamadda gobolka Togdheer ayaa xukuno kala duwan oo xadhig iyo ganaax
lacageed iskugu jiray ku riday maanta ragg ka ganacsanayay maandooriyaha Khamriga.

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka