Reer Awdalow Muuse Biixi Maanta Waxa Dhisaya Oo Barbar Taagan Ragii Daahir Riyaale Ku Tilmaamay [ Nabruud Iyo Fircoon] ..” Wasiir Ku Xigeenkii Caafimaadka + [Muuqaal ]

Boorame (Salaanmedia.com)_ Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada caafimaadka Somaliland Md Xassan Daahir
Dhinbiil ayaa waxaa uu habeenkii xalay aheyd uu si ramsi ah ugu biiray xisbiga mucaaridka ah ee Waddani .

Wasiir ku xigeenka ayaa munaasiadiii soo dhaweyn ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaneysa waxaana uu sheegay in maanta ay Muuse Biixi dhisayaan oo ay u olaleynayaan ragii madaxweynihii hore ee Somaliland Md Daahir Riyaale ku tilmaamay jiray ( Nabruud Iyo Fircoon )

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=DQzk3RrliJg