Daawo Muqaal:Xildhiban Siciid Cilmi Rooble Oo Sheegay In Uu Ku Biiray Xisbiga Kulmiye.Isniin 11.09.17

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha
golaha wakiilada isla markaana dhawaan iska casilay xisbiga Waddani ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah u shaaciyey in uu ku biiray xisbiga Kulmiye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=43yeBpfXJEw