Siyaasi Xamarje Oo Eedihii Ugu Cuslaa Ku Hurgufay Kulmiye Iyo Xukuumadiisa + [Muuqaal]..22.09.17

Burco (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Xamarje oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga mucaaridka ah ee
Waddani ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa uu ku hurgufay xisbiga Kulmiye iyo xukuumadiisa talada gacanta ku haysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan