Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Gabilay Kaga Dhex Baanay In Xisbiga Waddani Ku Taageero Badan Yahay +[ Muuqaal ]

Gabiilay (Salaanmedia.com)- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada
Somaliland ayaa waxaa uu magaalada Gabilay kaga dhex faanay in xisbiga Waddani yahay ka ugu taageerada badan magaalada Gabilay 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=xEgxOx9IwUY