Xisbi Waliba Gobol Ayuu Ku Awood Weyn Yahay …” Maayarka Burco Oo Sida Fiinta Uga Qeyliyey Safarkii Musharax Ciro Ku Tagay Burco +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Maayarka Magaalada Burco Maxamed Muraad ayaa waxaaa uu sida fiinta uga
 qeyliyey safarkii uu dhawaan musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani ku tagay magaalada Burco ee caasimada gobalka Togdheer Maxamed Muraad waxaa uu sheegay in xisbiyadu deeganada qaar ku kala awood badan yahiin isla markaana aaney jirin magaalo xisbi laga hor istaagi karaa 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan