Xisbiga UCID Oo Murashaxa Madaxweyne Ku-xigeenka U Soo Xulay Siyaasi Ku Cusub Saxada.23.09.17

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ gudomiyaha ahna murashaxa madaxweyne ee xisbiga ucid ayaa hada shaaca ka qaaday siyaasiga madaxweyne kuxigeenka xisbiga ucid sanadkan ka bar-bar ciyaari doona. waxaana xilkaasi loo qbaan doona oo beri lagu dooran prof Ahmed Abdi Muuse Abyan waa murshaxa madaxweyne kuxigeen ee xisbiga ucid waana nin siyaasada ku cusub inta aan ay dadku ka arkeen waana nin qurbo jooga ah oo qunyar socod ah laakiin saamayntiisa siyaasadeed ay tahay mid baaxad weyn leh.

IMG_1454

Eng Faysal Cali Waraabe ayaa hore u sheegay in murashaxa madaxweyne kuxigeen uu kasoo xulan doono gobolka sool taasna waxay noqotay inuu siyaasigaasi noqdo ahmed abdi muuse.
hadaba beri ayaa waxa laga filayaa in goobta xafladu ka dhacayso in laga shaaaciyo loona qaado cod gacan taag ah oo loogu dooran doono inuu sanadkan noqdo madaxweyne kuxigeenka xisbiga ucid.