Xisbiga Waddani Oo Ku Baaqay Inuu Maxkamad La Tiigsan Doonno Teleshinka Qaranka Iyo Idaacadda Radio Hargeysa

Hargaysa ( Salaanmedia.com)- -Afhayeenka xisbiga WADDANI Xildhibaan Ibraahim Mahdi
Buubaa ayaa dhaliilo adag usoo jeediyey wasaaradda Warfaafinta
Somaliland,isaga oo ka dhawaajiyay in ay dacwad ka gudbinayaan telefeshinka
Qaranka iyo idaacadda Radio Hargeysa.

Halkan Ka Daawo