Xisbiyada Mucaaridka Waan Uga Mahad Naqaya In Ay I Doortaan , Siyaasaduna Waa Shey Is Bed Bedesha ” Xill. Axmed Yasiin +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xil Axmed Yasiin Sheekh Cali Ayaanle gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha
wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu xisbiyada mucaaridka uga mahad celiyey ay u doortaan gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada
kale uu sheegay in siyaasadu tahay shey is bed besha oo aan meel taagneen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=fM6cbneDzFc