DAAWO: Degaanada Beesha Abokor Axmed Ee Bariga Burco Oo Damaantood Laga Tageeray Xisbiga WADDANI

Burco (Salaanmedia.com)_ Degaanada ay degaan beesha Abokor Axmed HJ, oo ka tirsan beelaha Bariga Burco ayaa dhammaantood siweyn looga tageeray. Degaanadaas oo kala ah Unuunlay, Dhakool, Gaatama, Jaamac Qabar, Qudhac Safar, Kalqudhun, Beeli-eeday iyo degaano kale.

Hoos ka DAAWO.